Barnaamijka ILEYSKA VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan sida taknoolajiyadda casriga ah ay gacan uga gaysatay in waxbarashada ay sii socoto kadib markii cudurka Coronavirus uu kala xiray caalamka oo dhan, islamarkaana joojiyey dhaq-dhaqaaqyo badan. Maxamed Colaad Xasan
from VOA https://ift.tt/37Tujkk
via IFTTT
No comments:
Post a Comment