Thursday, June 4, 2020

Iskuullada dowladda ee Minneapolis oo xiriirka u jaray booliska

Guddiga waxbarashada ee dugsiyada dawladda ee magaalada Minneapolis ayaa sheegay in ay xidhiidhkii wada shaqaynta ay u jareen, hay'adda booliska magaalada.

from VOA https://ift.tt/3cwkObF
via IFTTT

No comments:

Post a Comment