Tuesday, June 23, 2020

Jabuuti: Qiimaha khudaarta oo gaaray heer aan horey loo arag

Dalka Jabuuti waxaa maalmahan kordhay qiimaha khudaarta, gaar ahaan basasha iyo yaanyada. Halkii kiilo oo basal ayaa xilligan la kala siisanayaa ilaa shan boqol oo Faranka Jabuuti ah, taasi oo ah heerkii ugu sarreeyey abid. Sagal Siciid Faarax ayaa warbixintan kasoo dirtay Jabuuti.  

from VOA https://ift.tt/317KUja
via IFTTT

No comments:

Post a Comment