Wasaaradda caafimaadka ee Jabuuti ayaa warsaxaafadeed ay maanta oo arbaca ah soo saartay ku sheegtay in hal qof uu u dhintay cudurka COVID-19. Wasaaradda ayaa sidoo kale sheegtay in 156 oo qof manta laga helay cudurka. War-saxaafadeedka wasaardda ayaa xusay in 29 qof ay ka bogsadeen COVID-19. Tirade guud ee dadka laga helay cudurka ee ku nool Jabuuti ayaa ah 3,935 iyada oo dhimashaduna ay gaadhay 29 qof, halka 636 oo qofna ay ka bogsadeen COVID-19.
from VOA https://ift.tt/2Axfis2
via IFTTT
Wednesday, June 3, 2020
Kiisaska COVID-19 ee Jabuuti oo ku dhow 4,000
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment