Mas'uulyiinta Culumada Ahlu-Suna Waljamaca ee magaalada Kismaayo ayaa ka cabanaya xadgudub ay sheegeen in Wasaaradda Cadaaladda Maamulka Jubaland ay ku hayso masaajidyada iyo xarumaha diinta lagu barto ee ay gacanta ku hayaan.
from VOA https://ift.tt/2N2N6Ag
via IFTTT
No comments:
Post a Comment