Madaxda Soomaaliya iyo Somaliland ayaa kulan ku yeelanaya dalka Djibouti, kaasi oo uu gudoomin doono madaxweynaha dalkaasi. Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin gudoomiyaha baarlamaanka iyo ra'iisulwasaaraha ayaa ka ambabaxay Muqdisho.
from VOA https://ift.tt/3foM2D2
via IFTTT
No comments:
Post a Comment