Thursday, June 18, 2020

Maxay yihiin qodobada ay ku heshiiyeen dowladda federaalka iyo Somaliland?

Shirkii u dhaxeeyay dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ee ka socday dalka Jabuuti ayaa xalay lasoo geba-gebeeyey ayada oo la isku raacay shan qodob.

from VOA https://ift.tt/2zMTRDq
via IFTTT

No comments:

Post a Comment