Sunday, June 7, 2020

Mudaaharaadyadii ugu ballaarnaa oo ka dhacay Mareykanka

Tobonaan kun oo qof ayaa Sabtidii shalay magaalada Washington ee caasimadda Mareykanka ka digay mudharaadkii ugu ballaarnaa tan iyo intii ay magaalooyinka waaweyn ee Mareykanka ay ka billowdeen dibadbaxyada lagu dalbanayo dhameynta midab-takoorka

from VOA https://ift.tt/379O6vI
via IFTTT

No comments:

Post a Comment