Tuesday, June 23, 2020

Muxuu ka dhigan yahay go'aanka Sacuudiga ee Xajka sanadkan?

Dowladda Sacuudiga ayaa shalay ku dhawaaqday in sanadkaan la joojiyay dadkii xajka uga iman jiray wadanka dibadiidsa, waxaase dowladdu ay ogolaatay inay xajiyaan tiro kooban oo ah dadka deggan gudhaha Sacuudiga.

from VOA https://ift.tt/2BtuEhI
via IFTTT

No comments:

Post a Comment