Ururka Numbi Arts oo ay aasaastey Kinzi Abdullah oo ah gabadh Soomaaliyeed oo degan magaalada London ee dalka Britain, oo mudo dheerna ka shaqayneysay arrimaha Bulshada Soomaalida gaar ahaan dhinaca keydinta suugaanta, farshaxanka iyo dhaqanka Soomaalida ayaa markii ugu horeysay UK ka hirgelnayisa Madxafka Soomaalida. Wariyaha VOAda Abdihafid Awil Ismail ayey uga warantey ujeedada ay madxafkan u sameyneyso, waxaanay ugu horayn sharaxaysaa hawlaha ururkeedu qabto iyo sida ay Madxafkan u samauynayaan.
from VOA https://ift.tt/2N2221D
via IFTTT
Monday, June 15, 2020
Numbi Arts oo madxaf Soomaaliyeed ka hir-gelinaya UK
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment