Sunday, June 21, 2020

Qorrax madoobaad laga arkay qeybo ka mid ah Soomaaliya

Qorrax madoobaad ayaa maanta laga arkay qeybo badan oo ka mid ah Soomaaliya. Dadka ayaa u dareeray masaajiddada si ay halkaasi ugu oogaan salaadda sunnada ah. Culumada cilmiga xiddigaha ayaa hore u sheegay in qorrax madoobaad laga arki doono dalal ka tirsan Bariga Africa iyo kuwa Khaliijka.

from VOA https://ift.tt/2NjrIXM
via IFTTT

No comments:

Post a Comment