Sunday, June 7, 2020

Russia oo dagaallameyaal Syrian ah u qoraysa Jen. Haftar

Shirkadda gaarka loo leeyahay ee Wagner Group ayaa horboodeysa howsha shaqaaleynta dagaallameyaashan Syria u dhashay, iyadoo militeriga Russia ay kormeeraan, sida ay laba ka tirsan xubnaha sarsare ee mucaaradka Syria iyo ilo wareedyo kale ay u sheegeen Reuters

from VOA https://ift.tt/3eW0KB9
via IFTTT

No comments:

Post a Comment