Tuesday, June 2, 2020

Somaliland: Wasiiro laga helay COVID-19

Laba wasiir oo ka tirsan xukuumada Somaliland ayaa u xaqiijiyey Idaacadda VOA in laga helay cudurka COVID-19 kadib markii ay iska baadheen xanuunkaasi.

from VOA https://ift.tt/300piER
via IFTTT

No comments:

Post a Comment