Rag magafayaal ah ayaa toddobaadkii hore dalka Libya ku laayey dad muhaajiriin ah oo gaarayey illaa 30 qof, kadib markii muhaajiriinta ay dileen mid ka mid ah magafayaasha, waxaana soo baxaya warar sheegaya in dadka la dilay ay ku jireen Soomaali.
from VOA https://ift.tt/2Ay5jTw
via IFTTT
No comments:
Post a Comment