Sunday, June 21, 2020

Trump oo difaacay sida uu u maareeyey COVID-19

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xalay, markii ugu horreysay tan iyo markii uu cudurka COVID-19 ka dillaacay Mareykanka, magaalada Tulsa ee gobolka Oklahoma ku qabtay ololihiisii ugu horreeyay ee doorashada madaxtinimada ee bisha November.

from VOA https://ift.tt/3didUHn
via IFTTT

No comments:

Post a Comment