Saturday, June 20, 2020

Trump oo taageerayaashiisa fagaare kala hadlaya

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta ololihiisa doorashada dib uga amba-qaadi doona magaalada Tulsa ee gobolka Oklahoma, muddo bilooyin ah, ka dib markii uu waddanka kala xiray cudurka safmarka ah ee COVID-19.

from VOA https://ift.tt/2V55jS2
via IFTTT

No comments:

Post a Comment