Waxaa magaalada Djibouti ku soo xirmay maalintii koowaad ee furitaanka wadahadalka dhinacyada Soomaaliya iyo Somaliland. Maalinta berri ah ayaa la filayaa in ay furmaan kulamo farsamo ah, sida uu VOA u sheegay ilo wareed diblomaasi ah oo codsaday inaan magaciisa la sheegin kuna sugan Djibouti.
from VOA https://ift.tt/2Ars7oh
via IFTTT
No comments:
Post a Comment