Sunday, June 7, 2020

Wicitaanka Dhageystaha: Sheikh Cabdiraxmaan Bashiir

Barnaamijka waxaa marti ku ah Sheikh Cabdiraxmaan Bashiir oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed, waxaana isaga oo jooga dalka Canada uu ka jawaabayaa su'aalaha VOA iyo qaar ka mid ah dhageystayaasheeda.

from VOA https://ift.tt/3h2M7hj
via IFTTT

No comments:

Post a Comment