Monday, June 8, 2020

Xisbiyada Somaliland oo ka jawaabay hadalkii Farmaajo

Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa ku tilmaamay hadalkii madaxweyne Farmaajo ku sheegay inuu madaxweynaha Somaliland aqbalay wada-hadalladii labada dhinac mid siyaasadaysan.

from VOA https://ift.tt/30mqF0I
via IFTTT

No comments:

Post a Comment