Tuesday, January 14, 2020

Aqalka Sare oo saxiixay sharciga saxaafadda

Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa ansixiyey sharciga saxaafadda oo mar kale dib u eegis lagu sameeyey, kaasi oo ay horey usoo ansixiyeen aqalka hoose ee baarlamaanka.

from VOA https://ift.tt/2sofuGp
via IFTTT

No comments:

Post a Comment