Thursday, January 16, 2020

Bandhigga VOA: Al-Shabaab iyo rugta ganacsiga gobolka Banaadir

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu ku saabsan yahay magacaabista guddoomiyaha rugta ganacsiga gobolka Banaadir, oo xog ay heshay VOA ay sheegeyso inay kaalin ku lahayd kooxda Al-Shabaab. Barnaamijka waxaa soo diyaarisay soona jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.  

from VOA https://ift.tt/2Ro0Kj3
via IFTTT

No comments:

Post a Comment