Hogaamiyaasha iyo uradada bulshada oo kaashanaya laamaha amaanka ee maamulka Gaarssa County ayaa shir ka yeeshay in shacabka gobalka ay la dagaalaamaan urarka aAl-Shabaab oo toddobaadyadii u dambeeyey kordhiyey weerarrada ka dhacay Waqooyi Bari Kenya.
from VOA https://ift.tt/2TC10xT
via IFTTT
No comments:
Post a Comment