Thursday, January 23, 2020

Bulshada rayidka oo ka walaacsan xiisadda Galmudug

Ururada Bulshada Rayidka ah ee magaalada Muqdisho ayaa walaac ka muujiyey xiisadda siyaasadeed ee ka taagan hannaanka doorashada madaxweynaha Galmudug.

from VOA https://ift.tt/2NPHOsv
via IFTTT

No comments:

Post a Comment