Wararka ka imanaya degaanka Awdiinle ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in cabaqado ay soo wajaheen hannaanka waxbarashada gaar ahaan in macaliminiinta iskuullada aysan helin mushahar bilihii u dambeeyey iyo in adeegyada caafimaadka aysan jirin. Maamulka halkaas ayaa sheegay in iskuullada ku yaalla halkaas ay qarka u saran yihiin in la xiro, ayada oo macallimiinta ay muddo ku shaqeynayeen mushahar la'aan. Warbixintan waxaa noo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.
from VOA https://ift.tt/2GlWBqO
via IFTTT
Friday, January 24, 2020
Caqabado waxbarasho oo ka taagan Awdiinle
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment