Friday, January 17, 2020

Dagaallo dhex-maray ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab

Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in dagaal xalay uu ka dhacay degaanka Xaaji Cali oo hoos taga degmada Cadalle, halka sidoo kalena dagaal uu ka dhacay Jubbada Hoose.

from VOA https://ift.tt/2u6tYLu
via IFTTT

No comments:

Post a Comment