Monday, January 20, 2020

Deni iyo Axmed Madoobe oo eedeeyey dowladda dhexe

Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland Saciid Cabdullahai Deni iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa kadib kulamo ay muddo laba maalmood ah ku yeesheen magaalada Boosaaso soo saaray war-murtiyeed ka kooban 16 qodob.

from VOA https://ift.tt/2tziOyZ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment