Wednesday, January 22, 2020

Dhoofka xoolaha ee Imaaraatka oo dib u bilowday

Waxaa dib u bilowday dhoofinta xoolaha nool ee laga rarayo dekedda magaalada Boosaaso kuwaasi oo loo rarayo dekeddaha dalka Imaaraadka Carabta. Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa muddo shan sano ka badan waxa ay hakad gelisay in xoolaha nool ee ka iman jiray Soomaaliya loo raro dalkeeda.

from VOA https://ift.tt/2TI3eMa
via IFTTT

No comments:

Post a Comment