Thursday, January 16, 2020

Djibouti oo u jawaabtay shirkadda DP World

Dawladda Djibouti ayaa maanta si rasmi ah uga hadashay bayaankii dhawaan ka soo baxay shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ee DP-World oo sheegtay in ay mar kale ku guulaysteen dacwad kala dhexaysay dawladda Djibouti, oo ay qaadaysay maxkamad ku taala magaalada London.

from VOA https://ift.tt/2u17Wtz
via IFTTT

No comments:

Post a Comment