Friday, January 17, 2020

Faaqidaadda: Sharciga Doorashooyinka Soomaaliya

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa ku saabsan yahay sharciga doorashooyinka Soomaaliya ee dhowaan uu ansixiyey baarlamanka Soomaaliya, iyo caqabadaha ku horgudboon. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.  

from VOA https://ift.tt/2FWpHNm
via IFTTT

No comments:

Post a Comment