Friday, January 10, 2020

Faaqidaadda: Xiisadda Mareykanka iyo Iran

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xiisadda ka dhex oogan Mareykanka iyo Iran ee ka dhalatay dilkii Mareykanka ee Jeneral Qassem Soleimani iyo gantaalladii ay Iran ku weerartay saldhigyada Mareykanka ee Iraq. Waxaa soo jeedineysaa Caasha Ibraahim Aadan.  

from VOA https://ift.tt/37S3ZWF
via IFTTT

No comments:

Post a Comment