Friday, January 24, 2020

Faaqidaadda: Xiisadda siyaasadeed ee Galmudug

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xiisadda ka taagan Galmudug, oo hadda la isku mari la'yahay qabsoomidda doorashada madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, kaddib marki ay hannaanka doorashada kasoo horjeesteen Ahlu Sunna iyo qaar ka mid ah musharraxiinta u taagan xilka. Waxaa barnaamijka soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.    

from VOA https://ift.tt/2Gj9eD5
via IFTTT

No comments:

Post a Comment