Fayrus cusub oo ka dillaacay dalka China ayaa kusii baahay magaalooyin hor leh, sida ay Isniinta sheegeen mas'uuliyiinta China, ayada oo saddex jibaarantay tirada dadka uu ku dhacay, islamarkaana qofkii saddexaad uu u dhintay.
from VOA https://ift.tt/2G6O7Uv
via IFTTT
No comments:
Post a Comment