Friday, January 24, 2020

Fayruska Shiinaha ka dillaacay oo dhowr magaalo loo go'doomiyey

Xukuumadda Beijing ayaa go'doomisay dhowr magaallo oo dalka Shiinaha ku yaalla Jimcada Maanta ah, si ay u xakamayeso Fayruska dhaliyay xanuunka aan la qoonin ee ka dillaacay dalkaasi.

from VOA https://ift.tt/2RnRltm
via IFTTT

No comments:

Post a Comment