Galka Baarista: Weerarada Al-Shabaab ee ka dhanka ah rayidka
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu ku saabsan yahay weerarada iyo qaraxyada kooxda Al-Shabaab ay la beegsadaan shacabka, xilli kooxdan ay sheegatay inaysan si toos ah u beegsan dadka rayidka ah.
No comments:
Post a Comment