Tuesday, January 21, 2020

Guddoomiye Khuurshe oo Boosaaso lagu Dilay

Dabley hubeysan ayaa xalay waxay toogasho ku dileen Guddoomiyihii hore ee degmada Qandala ee gobolka Bari Jaamac Maxamed Khuurshe xili uu marayey bartamaha magaaladda

from VOA https://ift.tt/30GLCSp
via IFTTT

No comments:

Post a Comment