Monday, January 20, 2020

ILEYSKA VOA: Islaam Naceybka ka jira Mareykanka

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Islaam Naceybka ka jira dalka Mareykanka iyo sida uu saameeyey Soomaalida ku nool dalka, gaar ahaan kuwa gobolka Minnesota. Waxaa soo diyaariyey Maxamed Colaad Xasan.  

from VOA https://ift.tt/3asnszl
via IFTTT

No comments:

Post a Comment