Monday, January 13, 2020

Itoobiya oo doorasho 'qabaneysa' May ama June 2020

Itoobiya waxa ay May ama June qaban doontaa doorasho baarlamaan, inkasta oo ay jiraan walaacyo amni iyo kuwa farsamo, waxaa sidaas sheegay ra'iisul wasaare Abiy Ahmed intii lagu guda jiray booqasho uu Axadii ku tagay dalka Koonfur Afrika.

from VOA https://ift.tt/2FQMJ89
via IFTTT

No comments:

Post a Comment