Thursday, January 23, 2020

Jahwareer weli ka taagan kiiska gabadha hooyo Amran

Hooyo Amran Maxamed Cismaan Xalane, oo sheegtay in muddo bil ka badan ay waysaneyd gabadh ay dhashay oo lagu magacaabo Amaal Nuur Cismaan, ayaa tilmaamtay in illaa iyo hadda aanay xaqiijin karin bad qabka gabadheeda.

from VOA https://ift.tt/2sOEuGU
via IFTTT

No comments:

Post a Comment