Saturday, January 18, 2020

Jen. Xaftar oo Horjoogsaday Dhoofinta Saliidda

Ciidamo uu hogaamiyo General Khaliifa Xaftar oo ah nin mucaarad ku ah dawladda uu caalamku aqoonsan yahay ee dalka Libya ayaa horjoogsaday dhoofinta shiidaalka ee dalkaas, xilli lagu wado in maanta uu shir dib u heshiisiin ahi dalka Jarmalka uga furmo kooxaha ku dirirsan Libya

from VOA https://ift.tt/2TDOWvS
via IFTTT

No comments:

Post a Comment