Wasiirka arrimaha dibedda Germany ayaa maanta tagaya dalka Libya, si uu jeneralka fallaagada ah ee Khalifa Haftar uga dhaadhiciyo inuu kasoo qeyb galo shir caalami ah oo looga hadlayo dagaalka Libya. from VOA https://ift.tt/2TuZHkm via IFTTT
No comments:
Post a Comment