Tuesday, January 21, 2020

Khilaaf ka taagan dhisidda hoggaanka Gal-Mudug

Khilaaf cusub oo ku saabsan dhismaha guddiga doorashada ee hoggaanka maamulka Gal-Mudug ayaa mar kale soo baxay, sida ay sheegayaan wararka ka imanaya magaalada Dhuusamareeb.

from VOA https://ift.tt/2vb79qz
via IFTTT

No comments:

Post a Comment