Saddex caruur ah oo ay labo mataanno yihiin ayaa toddobaadkan gudihiisa la sheegay inay gaajo darteed ugu dhinteen xero barakacaal oo ku taalla duleedka Muqdisho. Ehellada caruurtan ayaa VOA u sheegay in caruurtan ayaydood oo daryeeli jirtay ay ku dhimmatay qaraxii ka dhacay ex-koontarool
from VOA https://ift.tt/2TnacpP
via IFTTT
No comments:
Post a Comment