Wednesday, January 15, 2020

Musharaxiinta dimoqraadiga oo dood yeeshay

Xubnaha hoggaaminaya musharrixiinta xibsiga Dimoraadiga ee Dooarsahada sannadkan ka dhacaysa dalkan ayaa xalay yeeshay dood kale oo ay ku faaqideen qodobo kala duwan oo ay ku jirto siyaasadda Arirmaha Dibedda iyo caafimaadka. Dooddan ayaa imanaysa toddobaad ka hor marka ay dhacayso codbixinta ugu horraysa ee ka dhici doonta Gobolka Iowa. Jim Malone ayaa warbixintan noo diyaariyey, waxaa soo jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.  

from VOA https://ift.tt/2tkd9N8
via IFTTT

No comments:

Post a Comment