Sunday, January 12, 2020

Qoyska Caaisha Ilyaas oo soo Dhaweeyay Go'aanka Puntland.

Aabe Ilyaas Aden ayaa soo dhaweeyay go'aanka maanta ka soo baxay xeer-ilaaliyaha Puntland oo lagu sheegay in 11-ka bisha danbe ee Febraayo la qisaasi doono 3-da nin ee ka danbeeyey falkii kufsiga iyo dilka ee loo geystay gabadhiisa Caaisha Ilyaas.

from VOA https://ift.tt/36OncZ8
via IFTTT

No comments:

Post a Comment