Wednesday, January 15, 2020

Somaliland oo dil qisaas ah ku fulisay lix qof

Somaliland ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay 6 nin oo la sheegay inay hore u geysteen dilal, iyadoo in mudo ah ay  sugayeen fulinta qisaastan.

from VOA https://ift.tt/2TqEEz3
via IFTTT

No comments:

Post a Comment