Saturday, January 18, 2020

Soomaali loo kordhiyey sharcigii ay ku joogeen Mareykanka

Hay'adda Mareykanka u qaabilsan dhalashada iyo soo galootiga ayaa maalintii shalay ku dhawaaqday in ay muddo 18 bilood ah u kordhisay sharciga kumeel gaarka ah ee ay dalkan ku joogaan ku dhawaad kun qof oo Soomaali ah. Jeylaani Xusseen oo ah madaxa gobolka Minnesota ee hay'ada u doodda xuquuqda dadka Muslimiinta Mareykanka ee CAIR oo dhawaan magaalada Washington u yimid sidii xaaladda Soomaalidan wax looga bedeli lahaa ayaa wariyaha VOA Falastiin Axmed Iiman uga warramay muddo kordhintan cusub.  

from VOA https://ift.tt/2FYc0h0
via IFTTT

No comments:

Post a Comment