Wednesday, January 1, 2020

Trump "Iima muuqato inaan dagaal la galeyno Iran"

Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay inaysan u muuqan in Mareykanka uu dagaal la geli doono Iran, kadib markii dibad-baxayaal taageersan Iran ay isku dayeen inay ku xoomaan safaaradda Mareykanka ee Baghdad.

from VOA https://ift.tt/36iWzva
via IFTTT

No comments:

Post a Comment