Tuesday, January 14, 2020

Turkey: "Jeneral Haftar ayaa muujiyey cidda dagaalka rabta"

Wasiirka arrimaha dibedda Turkey, Mevlut Cavusoglu ayaa maanta sheegay in go'aanka uu Jeneral Khalifa Haftar, ee ah inuusan heshiis xabad joojin ah la gelin dowladda Libya ee caalamka aqoonsan yahya, uu muujinayo cidda dagaalka dooneysa iyo tan nabadda rabta ee dalkaas.

from VOA https://ift.tt/2NnxoQX
via IFTTT

No comments:

Post a Comment