Saturday, January 18, 2020

Wararkii ugu danbeeyey ee qarax ka dhacay Afgooye

Qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay duleedka magaalada Afgooye ayaa lala eegtay kolonyo ay la socdeen shaqaale Turki ah oo ka shaqeynayay dayactirka wadada Afgooye. Saddex qof oo Soomaali ah oo ay askar ku jiraan ayaa ku dhintay weerarkaasi.

from VOA https://ift.tt/2R3leia
via IFTTT

No comments:

Post a Comment