Wednesday, January 15, 2020

Warbixinta xaaladda xuquuqda aadanaha Soomaaliya ee 2019

Hay'adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa soo saartay warbixin sannadeedkii xaaladda xuquuqda aadanaha adduunka oo qayb ka mid ah ay ku saabsan tahay Soomaaliya.

from VOA https://ift.tt/2uUeRFz
via IFTTT

No comments:

Post a Comment